Caalim production

Caalim production

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Caalim production, Health/Beauty, Xamar, Mogadishu.

06/11/2025

Sancaani Xarun waxbarasho

06/02/2024

Ugu danbeen Koopkii Galmudug ayaa hada lagaar-siiyay Magalada Dhusa-mareeb Ee Caasimada Galmudug.

Photos from Caalim production's post 05/02/2024

Waxaa Gacanta lagu soodhigay Eedeysane Sayid-cali kaas oo laga sooqabtey Gobolka Mudug.

Ciidamada Nisa Ayaana Goordhow kasooqaaday aaga Magaalada camaara.

Cadaalada ayuu wajihi-doonaa.

03/02/2024

Baafin
Dowlada soomaliya Oo baadi goobee Ee Deysane Sayid cali.

02/02/2024

DEG DEG ninkaan ayaa Galabta Xaaskiisii Ku Dilay Degmada Qoryooley Ee Gobolka Shabeelada Hoose.

Dilka ayaa Yimid Kadib Qilaaf soo Kala dhexgalay Xaaska iyo Ninkeeda kadibne Waa Gowracay.
Dhacdada Kadib Booliska soomaliya Aya Gacanta Kusoo dhigay Dilaagii Kaas Oo Hada Gacanta Dowlada Kujiro.

Fiira gaaraa Dilalka Xaasaska Aya soolaablaabtey Lamana Oga Waxa Falkaan Foosh-xun Badiyay.

02/02/2024

Bulshada soomaaliyeed ayaa Ugu Baaqday Dowlada soomalia in ey Gacanta kusoo dhigto Gacan-kudhiiglihii Dilay Xaaskiisa.

Laamaha amaanka ayaa wili wada Baadi-koobka mujribka Falkaas geystey Oo ilaa hada Aan Gacanta soogalin.

F.G Dambiilaha Malahan khabiil Ee wuxuu Lee yahay Cadaalad.

12/09/2021

Asc Bulshada soomaaliyeed Halkaan Waxaad Kaheli doonta Arima Badan Oo Quseeya Diinta Dadka Iyo Dalka
fadlan Nala joog Oo Nala Soco.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Xamar
Mogadishu
17748