Dhalaal care
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhalaal care, Skin Care Service, jidka sodonka, Mogadishu.
Kudhufo linkiga oo hadda bilaaw tijaabada si aad u hesho daryeel kugu haboon oo maqaarkaaga ah
https://dhalaalcare.skin/
Keliya kudhufo linkiga kedib Sawirkaaga geli kedibna kajawab suaalo kusaabsan maqaarkaga si aad u hesho daryeel ku habboon maqaarkaaga
https://dhalaalcare.skin/
11/05/2026
FURSAD SHAQO
Waxaan raadineynaa qof khibrad u leh skin care-ka iyo qurxinta maqaarka.
Shaqadu waxay ku saabsan tahay la-talinta macaamiisha, fahamka noocyada maqaarka iyo isticmaalka products-ka ku habboon.
Waxaan dooneynaa qof yaqaan xaaladaha kala duwan ee maqaarka iyo dhammaan products-ka skin care-ka.
Haddii aad kasoo shaqeysay goob skin care ah oo aad khibrad u leedahay la-talinta macaamiisha, nala soo xiriir.
Xogtaada ama CV-gaaga kusoo dir WhatsApp: +252 61 9551693
Category
Website
Address
Jidka Sodonka
Mogadishu
252
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Dhalaal care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
