Muqtar canshuur Cali
fany
02/04/2025
ان كيدهن عظيم
12 mowliid
14/08/2024
Waxaan dowlad goboleedka Galmudug iyo bulshada ka soo jeeda ugu hambalyeynayaa maalinta 14-ka Agoosto oo ku asteesan asaaskii Galmudug.
Waxaa bogaadin mudan horumarka iyo dib u kabashada ka jirta degaanada Galmudug iyo guulaha ay ka gaareen dagaalada lagu ciribtirayo Argagixisada.
Waxaan maamulka dowlad goboleedka Galmudug iyo bulshada deegaanadaas ku boorrinayaa in mudnaan gaar ah ay siyaan arrimaha dib u hishiisiinta lana dhiiragaliyo xasiloonida iyo nabad kuwada noolaashaha dadka isku deegaanka ah.
Waxaana idiin rajaynayaa nabad waarta iyo horumar.
14/08/2024
رب ارحمهما وأرفع درجاتهما ومن معهما في الصورة في العليين مع النبيين والصديقين والشهداء والصالحين بفضلك يا رحمن الدنيا ورحيم الآخرة
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
1231
Mogadishu
4320
