Somali Wellness
somali wellness waa xarun ka shaqaysa Bad qabka jidhka iyo maskaxda ayadoo loo marayo Qaab Dabiici ah ...
sharaabkan waxa uu kaa caawin karaa in uu kaa sifeeyo dhagaxaanta kilyaha
Waa shaah aad kaga maarmi karto dawooyin fara badan , shaahan waxa uu kaa caawin karaa hurdada
cabitaan kaan wax uu kaa cawin karaa in ay gabadhu yeelato jir qurux badan
Isku darkan dabiiciga ah waxa uu aad kaga caawin karaa gubista dufanka caloosha iyo xalka kalagosyo xanuunka
Isku darkan dabiiciga ah waxa uu kaa caawin karaa dhibaatada uu ku hayo qanjirka prostate raga
Aduunyo ilmo lagu korsado ma joogno ..
dhibaatada ay lee dahay caano booraha oo marwaliba dhib ku ah caafimaadka umada somaliyeed dhib ku ah
cabitaankan waxa uu kaa cawin karaa hagaajinta beerka iyo ....
ku sifee beerkaaga iyo mindhicrkaaga ka buuxsamay baraseytka adiga oo isticmaalaya ............................
🧠 5 cunto oo aad ugu fiican caafimaadka maskaxda iyo xusuusta!
Ma rabtaa maskax firfircoon iyo xusuus wanaagsan? 🍽️✨
Baro 5-ta cunto ee kaalin ka qaadan kara taageeridda caafimaadka maskaxda.
❤️ Maskaxdaada si wanaagsan u quudi!
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Somali Wellness posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
