Aboosto

Aboosto

Share

"๐Œ๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข ๐๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฑ๐๐š๐š๐๐š ๐ƒ๐š๐›๐ข๐ข๐œ๐ข๐ ๐š ๐€๐ก"

27/05/2026

๐ŸŒ™โœจ Ciid Mubaarak dhammaan macaamiisheena qaaliga ah! ๐Ÿค

Waxaan idiin rajeyneynaa Ciid farxad ๐Ÿ˜Š, caafimaad ๐Ÿ’–, barwaaqo ๐ŸŒธ iyo nabad ๐Ÿ•Š๏ธ ku dheehan tahay. Mahadsanidiin kalsoonida iyo jacaylka aad mar walba siisaan Aboosto ๐Ÿ’•

Ha noqoto ciiddaan mid qalbiyadiinna iyo qoysaskiinnaba ka buuxda farxad iyo reyn-reyn โœจ๐ŸŽ‰

26/05/2026

Ciid Mubaarak dhammaan macaamiisheena qaaliga ah! ๐ŸŒ™โœจ

Waxaan idiin rajeyneynaa Ciid farxad, caafimaad, barwaaqo iyo nabad ku dheehan tahay. Mahadsanidiin kalsoonida aad mar walba siisaan Aboosto. Farxadda ciidda waxaan rajeyneynaa inay qalbiyadiinna iyo qoysaskiinnaba buuxiso.

26/05/2026

Munasabada ciidul Adha awgeed Qima dhmisita waa idin kordhinay oo waxa idiin garsiine ilaa 31 bishan May๐Ÿฅฐ

Si aad oga faideysatan cidana iskugu diyarisan aboosto wey idin kordhisay qima dhimista๐Ÿฅณ

26/05/2026

Alaabahan waa alabaha si gaar ka ah lo doortay oo aan idinku galinay qima dhimis gareyso ilaa 50%.

Kaliya wa ilaa 26 bishan May๐Ÿฅฐ

24/05/2026

Timo dhaadher oo cafimad qaba waxa kaliya ku heli karta istecmaka supplementiga hairtamin gummies, nagula wadaag qeybta comments ka hadi aad h**e u istecmashe๐Ÿฅฐ

23/05/2026

Qima dhimista ciida aa sameyne kaliya maku koobna hal product Ikn waxa idiin galine dhowr product aa jeclan laheeden in la idin galiyo iyado oo gareysa ilaa 50%.

Offer kan wuxu soconaya kaliya waqti kooban oo wuxu ku egyahy ilaa 26 bishan may.

Ka faideysi wacan๐Ÿฅฐ

21/05/2026

Xarumahena hargeysa midke badana ka adeegata nagu so qor qeybta hoose ee commentska๐Ÿฅฐ

21/05/2026

Kaliya muddo 5 maalmood ah,
Hairtamin Gummies waxaad ku heleysaa 30% OFF ๐ŸŽ‰

Ka faaโ€™iideyso fursaddan gaarka ah oo taageer koritaanka, xoogga, iyo caafimaadka timahaaga.

20/05/2026

Macmiil daacad ah wuxuu mudan yahay abaalmarin โœจ
Ku biir Loyalty Program-keena oo hel dhibco mar kasta oo aad wax ka iibsatid Aboosto.

Dhibcahaaga keydso, kadibna ku hel faaโ€™iidooyin iyo hadiyado gaar ah, hana ilowin in 365 maalmod kadib ama hal sano oo ku dhacayo dhibcahas๐Ÿฅฐ

19/05/2026

Customer kan oo kale maxa dhihi laheed๐Ÿ˜…

19/05/2026

Timahaaga sii daryeelka ay u baahan yihiin โœจ
Hairtamin Supplement waxa uu ka caawiyaa timaha inay noqdaan kuwo xooggan, caafimaad leh, isla markaana si fiican u kora.

Nafaqo gudaha ka shaqeysa, quruxdana dibadda ka muuqata

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:30 - 22:00
Tuesday 09:00 - 22:00
Wednesday 09:00 - 22:00
Thursday 09:00 - 22:00
Friday 05:00 - 22:00
Saturday 09:00 - 22:00
Sunday 09:00 - 22:00