1st priority is Health

1st priority is Health

Share

medical herbal

30/07/2024

Wa.me/+252616705403

Dhagaxa Xameetida,
(Gallstones)?
Xameetida waa xubin ku taala dhinaca midig ee qaybta sare ee caloosha, waana xubin sida kiishka oo kale u samesay, shaqadeeda ugu weyna ay tahay kaydinta iyo soo daynta dheecaanka Bayl waqti munaasab ah si dheefshiidka loo fududeeyo.

Waa maxay astaamaha? dhagaxa xameetida

Waxaa laga yaabaa oo badanaa dhacdo in qofka ayna kasoo muuqan wax astaan ah, xanuunka ayaa ladareemaa marka uu dhagaxa xameetida xiro marinada. Dhaqtarkaaga marka aad soo booqato ayaa laga yaabaa in uu ka arko raajada dhagaxa ama waqti qaliinka caloosha laguugu sameynayo.
Mararka qaar ayaa astaamaha laga yaaba in ay kasoo muuqdaan dadka qaar. Astaamaha soo muuqan kara waxaa ka mid ah

Qandho

Xanuun lama filaan ah oo soo booda ah oo sii xoogeysanaya midigta sare ee caloosha

Cagaarshoow

Lalabo ama matag

Saxaro sida dhoobado oo kale ah

Indhaha ama maqaarka oo midabka jaale kasoo muuqda sida cudurka joondiska

Sidee looga hortagi karaa dhagaxa xameetida:

Xanuunka dhagaxa xameetida waa mid la maaraynkaro oo dhibaatada ku imaan karta qaab nololeedka la xakamayn karo, Sida ugu wanaagsan ee lagu yareyn karo amaba hoos loogu dhigi karo in dhagaxaan uu ku sameymo xameetida waxaa ka mid ah

Cun cuno dheelitiran oo haka boodin waqtigooda

Cab biyo kugu filan adigoo ku dadaalaya in aad qaadato xadi kugu filan

Miisaankaaga oo halmar hoos loo rida waxa ay tahay wax yaabaha aad u saacida in dhagaxaan uu samaysmo

F.G WAXAAN KU HEYNAA DAAWOOYIN ORGANIC AH OO dhagaxa xameetida
Gabi ahaanba kaa zuulinaaya wax dhibato ahna malahan
Talo iyo daaweyn isla socda inoogu imow meel kasta oo aad caalamka,

Wa.me/+252771655498

Photos from 1st priority is Health's post 30/07/2024

metapolic waa shaah ah

✅w️axey dawoo u tahay Gaas calooledka
✅️waxey dawoo U tahay macaanka
✅w️axey dawoo U tahay dhiikarka
✅w️axey dawoo U tahay babaasirka
✅️waxey dawoo U tahay Neerfaha
✅w️axey dawoo U tahay xasaasiyada
✅️waxey dawoo U tahay calool fadhiga
✅waxey dawoo U tahay ifekshiinka
✅️waxey dawoo U tahay galaaha

Waa dawoo tayadeeda La hubo allana bukaano badan ku cafiyey

Naga so wac telka wa.me/+252616705403.+252771655498

Photos from 1st priority is Health's post 28/07/2024

Wa.me/+252616705403

WAA MAXAAY CUDURKA LAFAHA KU DHACA MAXAANA SABABA.?

Lafo Xanuunku Waa Cilad Uu Qofku Dareemo Marka Eey Jirkiisu Ku Yaraadaan Qaybo Vitaminada Kamid Ah Sida Badanna Waxa Uu Ku Badan Yahay Dadka Waaweyn Hooyooyinka Iyo Aabayaasha, Sidokale Hooyoyinka Dhawr Jeer Caruur Dhalay Ee Aan Qaadan Vitamino Ku Filan.

Qofka Lafa Xanuunka Leh Waxaa Xanuuna Meelo Badan Oo Jirka Ah Sida.

Lawyaha/Jilbaha

Dhabarka

Lugaha/Cagaha

Waxa Keena Lafo Xanuunka Ineey qofka Eeyku Yaraadaan Macdanta Iyo Vitaminadku Sida Vitamin D Iyo Calciam Labadaas Yaraantoodu Waa Waxa Ugu Badane Keena Lafo Xanunka Inta Ugu Badan .

Hadaba Haddi Aad La Dhiban Tahay Lafo Xununka Jirka Odhan Ah Waxaan ku Haynaa Dawooyin Herbal Ah Oo Tayo Sare Leh Aadna Uga Bogsan Doonto Lafo Xanuunka Meel Walba Oo Aad Joogto Waadka Helin Ama Waankugu Keeni Karnaa.

Walaala Yaal Nagala Soo Xiriira WhatsApp Ama Call me,

Wa.me/+252771655498

Photos from 1st priority is Health's post 27/07/2024

dookhad

Wadnaha oo aad isu garaaca

Naqaska oo qofka ku cidhiidhi noqda

Saabta oo uu qofku ka dareemo culays in maroodi ku fadhiyo oo kale.

Wadna qabadka (wadnaha - MI) ayaa lagula talinayaa INAAD LASOO XARIITO DR KAAN
WAXAAD HELIDOONTAA DAAWOOYIN ORGANIC AH OO KAA CIRIBTIRAAYA GABI AHAANBA WADNA XANUUNKA
TALO IYO TUSAALE AYAA KUU DHEERI AH
👇👇👇👇👇👇👇👇
F.G cilad kasta oo aad wadnaha iyo wixii la xariira kadaree meyso wey kaa ciribtiri doontaa insha allh
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
Nagala soo xiriira whatsapp number Si aankuu caawino,

Wa.me/+252616705403/ +252771655498

Photos from 1st priority is Health's post 27/07/2024

Mudnanta 1aad waa caafimaadkaga

Xanuunka kaadi mareenka

Xanuunka kaadi mareenka wuxuu yeelan karaa sababo badan. Sababta caadiga ah waa caabuqa kaadi mareenka. Kaadida waxaa laga yaabaa inay xanuunto haddii kaadiheysta ay bararto, xitaa haddii uu jiro caabuq.

Waxaa laga yaabaa inay xitaa la kulanto kiisas ay daawooyinka qaarkood ku siin karaan caabuq kaadiheysta. Dadka qaarkiis waxay u nugul yihiin kiimikooyinka ku jira alaabada sida qubayska, saliidaha, saabuunta, cadarka waraaqaha musqusha ama ka hortagga uurka. Haddii kaadidu ay xanuunayso ka dib isticmaalka alaabtan, waxay u badan tahay in qofka ay khusayso uu xasaasiyad u yeesho iyaga.
CALAAMADAHA LAGU GARTO
▪︎qofka oo ceshan waaya kaadida (urgency urination)
▪︎qofka oo dareema gubasho ama xanuun kolka uu kaadinaayo
▪︎qofka oo suuli galistiisu badato (frequenty urination)
▪︎qofka ey muuqaalka kaadidiisu isku badasho jaale
▪︎ qofka kaadidiisa oo casaan ama gaduud ama kaadida usoo raaco dhiig
▪︎qofka oo kaadidiisu soo urto aad u qurmoon
▪︎ kaliyaha oo xanuuna mar marka qaar
▪︎ dumarka waxaa u dheeri ah miska xanuun

Xanuunka kaadi mareenka waxaa loo haayaa xal waara
DAAWOYIN ORGANIC AH OO dabiciya oo herbala carur iyo dawaaween intaba KAA CIRIBTIRAAYA ZUULINAAYA IYO TALOOYIN AAD UGA CAAFIMAADI DOONTO INSHA ALLAH EE LASOO XIRIIR WHATSPP NUMBER, 👇👇👇

Wa.me/+252616705403/+252771655498

Photos from 1st priority is Health's post 27/07/2024

👋XANUUNKA GALAHA IYO XALKIISA 👈👇

varicocele (Gale ) waa ballaarinta[Bararida] xididdada ku dhex jira boorsada dabacsan ee maqaarka ee qabta xiniinyahaaga varicocele wuxuu la mid yahay xididka varicose ee laga yaabo inaad ku aragto lugtaada. Varicoceles waa sababta caadiga ah ee soo saarista shahwada hoose iyo hoos u dhaca tayada shahwada, taas oo keeni karta dhalmo la'aan.
FIIRO GAAR AH
DOCTOR AQON DURUGSAN U LEH IYO BAARITAAN AYAAD MARI DONTAA DAAWADUNA WAA DABIICI ORGANIC AH OO CIRIBTIRAAYA GABI AHAANBA XANUUNKAAN
Si toos ah ayey dibada uga timid
HA FUDUDEYSANIN EE LA XARIIR
👇👇👇👇👇👇👇
wa.me/+252771655498=+252626705403

Photos from 1st priority is Health's post 27/07/2024

Ma tahay qof ka cawanaayo xanuunka macaanka ama sokorta diabetes (diabetes type 1 insulin)(diabetes type 2 non insulin) waxaan kuu haynaaa daawo aad oga bogsaneyso xanuunka macaanka insha allah oo waliba herbal ah oo kaa zuulinayso sokorta
Waxayna dawadas kaa caawinaysaa inay sokorta mar danbe kugu soo laaban oo adi iyo sokor Aad is daysaanan oo sokorta si walba aad u isticmaashid waxba kuu dhimin i.a
Dal iyo dibadba meshaa joogtid waa diyaar oo dawada waa la heli karaa

Fadlan nagala so xirir what is up iyo callba lamberkaan

Wa.me/+252 616705403 ama +252771655498

24/07/2024

Ma tahay qof ka cawanaayo xanuunka macaanka ama sokorta diabetes (diabetes type 1 insulin)(diabetes type 2 non insulin) waxaan kuu haynaaa daawo aad oga bogsaneyso xanuunka macaanka insha allah oo waliba herbal ah oo kaa zuulinayso sokorta
Waxayna dawadas kaa caawinaysaa inay sokorta mar danbe kugu soo laaban oo adi iyo sokor Aad is daysaanan oo sokorta si walba aad u isticmaashid waxba kuu dhimin i.a
Dal iyo dibadba meshaa joogtid waa diyaar oo dawada waa la heli karaa

Fadlan nagala so xirir what is up iyo callba lamberkaan

Wa.me/+252 616705403

Photos from 1st priority is Health's post 24/07/2024

Wa.me/+252771655498

𝗪𝗔𝗫 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗡 𝗞𝗔 𝗢𝗚𝗢𝗢𝗪 𝗖𝗔𝗔𝗕𝗨𝗤𝗔 𝗤𝗨𝗠𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗞𝗨 𝗗𝗛𝗔𝗖𝗔.

Qumanka (Tonsils) waa labo xabo oo ku kala yaala labada dacal ee danbe ee dhuunta, waxay ka qayb qaataan difaaca jirka waxayna ka hortagaan jirka in uu ku dhaco caabuqyada daran.
▪︎Qumankaas waxaa ku dhaca caabuq loo yaqaano Tonsillits oo ah midka aynu ka hadlayno.
▪︎Waxa uu ku dhici karaa caabuqan cidkasta caruurta iyo dadka waaweynba balse waxa uu aad ugu badanyahay caruurta xiliga iskoolka ay dhiganayaan iyo haweenka,

LAGU ARKI KARO QOFKA QUMANKU AY KU KACAAN

- Dhuun xanuun daran
- Cunto liqida oo dhibta
- Barar dhuunta ah
- Qandho badan
- Dhaxan
- Naqaska oo ku dhaga
- Qoor xanuun
- Codka oo dhibaya
- Dhuunta meesha ay kaga yaalaan oo cadaan ama jaale noqota
- Dhago xanuun
- Quurada dheradka ah.



- Si dag dag ah iskaga dawee caabuqaan halistisa ilaa qaliin ayey kula gaari kartaa.



- Wa lagaa ciribtiri karaa caabuqaan qaliin la'aan... Waxana lagu daweyn doona dawoyinka dabiici ah(Organic).

KU HELAA DAWOYINKAAS?
Hadaba laso xiriir numberada hoose si lagugu caawiyo helitanka daawoyinkas.. Mahadsanid...👇👇
Whatsapp : And Call 📞

Wa.me/+252616705403

Photos from 1st priority is Health's post 16/07/2024

Matahay qof ka cabanaya xanuun ma laxanuunsantahay Gaas, Sokor,

Dhiigkar, caado wareer, Taranka oo

dhibaata kaa haysato, Ragnimadaadii

oo yaraato, kilyaha oo dhagax kaaga

jira, luga xanuun, lafa xanuun, jilbo

xanuun, Kansar (Cancer) iyo cudur

kasta oo laguugu dhahay daawo

malahan ama la noolow hada waxaan

kuu haynaa daawooyin dabiici ah oo

aan lahaeyn wax kiimiko ah oo looga

caafimaado dhamaan cudurada aan

kor ku soo xusnay hadaba hadii aad

aaminsaneed In jiradaadu aynan

daawo laheen waxaad ogaataa In

Nabiga SCW uu yiri:- “Illahay cudur

masoo saaro ilaa uu daawadiisana soo

dajiyo” hadaba hadii aad daneneso nagala so xirir

+252616705403/+252771655498

OGOOW CAAFIMAADKAADA WAA

HANTIDAADA

16/07/2024

Asc Bisharo Bisharo waxan idin keeney kalshiyam tayo ad u sareysa leh wana herbal ma aha kimiko
waxaa jira calamado lagu garto qofka kalshiyam la'aanta ah
1 xasaasiyad
2 kilya xanun
3 dhabar xanun
4 hami yari xaga rag ah
5 nafaqo daro
6 biya baxa deg dega raga
7 naxadin marka ad wax ku istagto ad kanaxdo xaga maskaxda
8 dhalma la an rag iyo dumar alah aya kena dhalmada lkn dawo ayan uheynaa si an kugu dadalno
9 cuntada adan cuni karin
10 lugaha o qalqaloocda
11 nasiino la an
12 ilka xanun
13 dhagaxa kilyaha kujiraa
14 murqa xanun iyo daal badan
15 in habeen kasta aad kuleyl kadarento korka ama lugaha adan sexan karin ila ad kareeem isticmasho ama saliid
16 carurta marwaliba ooyah an hurdin hadii ad tahay intan dadaka kacabanaya wan kuhaya weyna kuso gaaree melkasta oo aad aduunka kajoogto iga laso xiriir

Whatsapp numberka wa.me/ ama coll

kalshiyamku waa isha nolosha cafimadku wa sidokale wa.me.+252771655498/+252616705403

Photos from 1st priority is Health's post 16/07/2024

Wa.me/+252616705403

Walal qaali ma tahay ruuxka cabanaaya ama qaba xanuunka isfiilitada ama warabowga (syphilis) hadii eey jawaabtaadu tahay haa waxaan kuu heyna daawo herbal ah oo lagu suuliyo xanuunadaas kala duwan daawadooda insha allh

Walaalayaal nagala soo xiriira lambaradaan hoosku qoran Whatsapp Ama Call 📞

Wa.me/+252771655498

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu