nolol wacan
boggan waxaad ka heli doontaa warbixino wax ka badala noloshaada
08/11/2023
07/07/2023
hadii aynu xusuusano Allah ☝️marka aynu faraxsanahay😇 hubaal markaan murugoono😔 rabigeen wuu inala jirayaa
👍Follow dheh Bogan waxaad kala socon doontaa warbixino waxtar leh
13/06/2023
Sirta guushu waa
🤲Inaad garato waxaad u nooshahay in ay tahay inaad rabigaa oo kaliya caabudid.
☝️Inaadan cidna isku haleynin Allah mooyee.
✊️Inaad dhibaatooyinka iyo caqabadaha nolosha u aragtaa dhabaha guushaada.
👎Inaadan marnaba ka qoomameyn wax kaa tagay/lasoo dhaafay.
✍️Inaadan marna ka quusan gaadhida hadafkaada adigoo ku tashanaya awooda Allah.
🫀Inuu qalbigaagu nadiif ka ahaado qiyaano
🤎Inaad dadka oo dhan daacad u noqotid Iyaguba yaaney kuu noqonine.
13/06/2023
Riyo maalin maalmaha kamid ah inoo rumoobi doonta Insha Allah
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Mogadishu
