Ducaale pharmacy online
online pharmacy
28/12/2021
29/09/2019
Subax wanaagsan somaliweyn
Saaka iyo casharkii 2aad
PHYSICAL EXAMINATION
Baaritaanka muuqaal ee kaadida
Markaan kaadida waxaa laga fiirinaya 3 waxyaabood
1.color 2. Clarity 3. Volume
color : Midabka caadiga ee kaadida
Midabka badqabka ah eekaadida waa jaalle qafiif ah
color : Midabka aan eheen kaadida badqabka ah waxaa kamid ah
Midabka ah waxaana keeni karta in uu jiro kaadi dhiig oo markaas midabka kaadida uu isku badali doono gaduud
Waxaa kaloo keeni karta in uu qufka isticmaalo daawooyin kadhigi kara gaduud
color : Midab sida qiiqa ookale ah
Midabkani kaadida waxaa keenikara cuduro oo ay ugu badan tahay UTI gaar ahaan ama
color : Midab cagaar ubadan
Midabkani kaadida waxaa kukeeni karta in uu jiro AMA
or colorless : saafi ahaan ama bilaa Midab waxaa lagayaabaa midabkani in uu qufka Cabo biyo badan ama uu qabo cudurka sokorowga AMA macaanka
: muga kaadida
Muga caadiga ah ee kaadida waa
600-1600ml ( Adult)
Polyuria kaadi badan >2000ml
Oliguria kaadi sare
Caawa iyo cashirkeena 1aad
( URINE ANALYSIS )
( Baaritaanka kaadida )
Waa maxay kaadi ?
Kaadida waa dareere Jaalle qafiif ah kaas oo lagasoo khasin Saaray killiyaha kaas oo kadhasha hoowlaha kiimikeed ee jirka
Maxay kakooban tahay kaadida ?
Kaadida waxay kakoobantahay 3 qeybood
1. Biyo oo ah 96% boqolkiiba
2. Cusbo ama salt oo ah 2% boqolkiiba
3. Nitrogen wast ama wasaq oo iyadana ah 2% boqolkiiba
URINE EXAMINATION
Siloo ogaado qaarkamid ah xanuunada jirka haleela waxaa lasameeyaa baaris kaadida ah
Waxaana loobaaraa 3 hab ookala ah
Physical examination : baaritaan muqaled
Chemical examination : baaritaan kiimikeed
Microscopic examination : baaritaan ilma Aragto
Hordhac ( INTRODUCTION)
Qeebta hordhaca waxaan kuqaadan doonaa
B.Waamaxay sheybaarka caafimaadka
T.Qeybaha sheybaarka caafimaadka
J. Waakuma sheybaariiste
B. (Waa maxay sheybaar caafimaad )
Sheybaarka caafimaadka waa cilmi loogutalagaly in lagubarto baaritaanada saamiyada lagasoo qaaday bukaanada si loo ogaado cudurka haaya bukaanka
Sheybaarka caafimaadka waa uu noocyo badan yahay waxaana Kamid ah
T. Qeybaha kaladuwan ee sheybaarka caafimaadka
1. Baaritaanka kaadida ( Urine analysis)
2. Baaritaanka diriskunoolaha ( parasitology)
3. Baaritaanka dhiiga ( hematology)
4. Baaritaanka dhiiga lakala dajiyay AMA dheecaanka ( serology)
5.Baaritaanka bakteeriyada ( bacteriology)
Iyo qeybokale oo kasi duwan
J. Waakuma sheybaariiste maxaana lagadoonayaa sheybaariistaha
waa qufka bartay cilmiga sheybaarka iyo qeybihiisa kala duwan kuna shaqeeya had iyo jeer
Maxaalag doonayo sheybaariistaha
waajib ku ah qufkasta oo sheybaariistaha ah ama markaas kusugan goobta sheybaarka in uu uhogaansamo qodobadaan soosocdo
1. Waa inaad barataa Kuna dhaqantaa dhamaan calaamadaha digniinta waana inaad raacdaa habraaca iyo isticmaalka qalabka
2. Waa in aadan adeegsan qalab aadan aqoon uleheen ama Aan laguu tababarin side loo isticmaalo
3. Waa in aad xirataa shaatiga caafimaadka iyo kabo daboolan
4. Had iyo jeer goobta sheybaarka waa in ay ahaataa nadiif
5. Waa in aad ubaartaa saamiga markaas kuhoryaalo si dagan oo ay daacadnimo kudheehantahay adigoo karunsheegaya waxa aad soobaratay
6. Halawadaagin jawaabta ama resultska kuusoo baxay cid Aan shaqo kuleheen siloo ilaaliyo partocolka
7. Haku dhax sameenin Cabid AMA Cunis sheybaarka dhaxdiisa
8. Waa inaad adeegsataa qalabka looyaqaano difaaca shaqsiyada ( personal protective equipment )
Sida
Galovis ( Gacma gashi )
Face masker ( Waji Xer)
Lab cout ( shaatiga caafimaadka)
P**t shouts ( kabo buud ah )
Eye glass ( ookiyaal )
25/09/2019
Asc dhamaan asxaabteyda qaaliga gaar ahaan ardayda iyo xirfadlayaasha sheybaarka waxaan idiin lasocod siinayaa lagabilaabo caawa in aad pageka( sheybaariiste Ducaale Hassan Abdi ) aad kahelidontaan cashiro kusaabsan sheybaarka caafimaadka qeybihiisa kaladuwan
F.g : cashirada wexey kubixidoonaan afkeena hooyo 95%
Hadaba cidwalba oo danaynaysa barashada cilmiga sheybaarka caafimaadka Kafaa ideysi Wacan
24/09/2019
Hormari xirfadaada marwalba
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
