Garweyne Hospital
Dr.Amin Derma Clinic is the leading center of Dermatology.
Howsheenu waa mid natiijo leh u tus i taabsii ah!
Nala arag isbaddalka ku dhacay timaha macmiilkaan, sidoo kale adiguna haddii aad dareemayso isbeddel noocaas ah, ha sugin ilaa timuhu si weyn kaaga bidaan.
Maantaba soo Boqoo Garwayne Hospotal oo, si aad u hesho baaritaan iyo dawayn ku haboon Caafimaadka timahaaga.
📍 Isgoyska Digfeer, dabaqa Nashaad Mall
📞 61 1376262
Ma Ogtahay Khataraha ku gedaaman Gudniinka Dhaqameedka?
Gudniin dhaqameedka waxaa ku gedaaman galiso badan sida ,caabuqa, dhiig-bax iyo dhaawacyo laga yaabo inay gaaraan xubinta taranka carruurtaada.
Garweyne Hospital wuxuu idiin keenay Gudniinka Laser-ka oo leh faa'iidooyin ay ka mid yihiin:
✅ Xanuun yar
✅ Dhiig-bax yar
✅ Bogsasho degdeg ah
✅ Iyo Khatar caabuq oo hooseysa
Haddaba dooro badbaadada Dooro badbaado oo mudnaan sii Caafimaadka ilmahaaga!
📍 Isgoyska Digfeer, dabaqa Nashaad Mall
📞 61 1376262
Natiijooyinka ugu wanaagsan waxay ka bilaabmaan qiimeyn sax ah.
Nala qiimeeya 3-daan Bukaan oo aan u samaynay timo beeris casria ah. Bukaan kasta wuxuu leeyahay xaalad u gaar ah, sidaas darteed waxaan mid kasta u samaynay baaritaan iyo qiimeyn faahfaahsan, anagoo sida ugu wanaagsan ugu beernay timihiisa.
Adiguna haddii aad doonayso inaad timaha beerato, ama ay timaha ku daadanayaan oo aad doonayso daryeel iyo dawayn nala soo xariir maantaba si aan aan kuu siino dawayn kugu haboon.
📍 Isgoyska Digfeer, dabaqa Nashaad Mall
📞 61 1376262
Goorma ayaa la siin karaa ilmaha Vitamin D? Maxaase muhiim ka dhigaya?
Vitamin D-ga waa nafaqo muhiim u ah korriinka iyo caafimaadka carruurta. Waxay ka caawisaa jirka inuu si fiican u nuugo calcium-ka, taas oo door weyn ka qaadata adkaynta lafaha iyo koritaanka caafimaadka leh.
Muuqaalkan wuxuu Dr Xasan Daacad ku sharxayaa goorta ay tahay in ilmaha loo bilaabo siinta Vitamin D iyo sababta ay muhiim u tahay.
Garweyne Hospital waxaa diyaar kuugu ah adeega IV Vitamins , qiimeyn caafimaad iyo talo ku saleysan baahidaada nafaqaadka muhiimka u ah jirkaaga si adiga ama carruurtaada aad u heshaan daryeel buuxa
📍 Isgoyska Digfeer, dabaqa Nashaad Mall
📞 61 1376262
31/07/2026
Jumca wanaagsan
Shampoo-ga ama saliida aad isticmaahso ma ahan sababaya Timo Daadashadaada!
Dad badan waxay u maleeyaan in marka ay timuhu Kandahar ay dhibaatadu ka timid shampoo-ga ama saliidda ay isticmaalaan. Laakiin runta ayaa ah in timo daadashadu ay yeelan karto sababo badan
Sida stress, fitamiin yari, hormoonno isbeddelay, ama cudurro saameeya xididdada timaha sida Alopecia Areata.
Haddaba haddii timaha ku daadanayaan Garweyne Hospital Wuxuu diyaar kuula yahay baaritaan rasmi ah si loo ogaado waxa sababay timo daadashadaada, si laguu siiyo daryeel iyo dawayn ku haboon xaaladaada.
Nala soo xiriir maantaba si aad u hesho baaritaan, la-talin iyo dawayn kaa caawinaysa inaad dib u hesho caafimaadka timahaaga.
📍 Isgoyska Digfeer, Dabaqa Nashaad Mall
📞 61 1376262
30/07/2026
Imisa timo ayaa maalin kasta kaa daata? 🤔
Waa caadi in qofku maalintii uu waayo 50–100 timo.
Haddii ay timo Intaas ka badan kaa daadanayaan ama dareento in meelaha qaar ku khafiifeen, waxay noqon kartaa calaamad u baahan baaritaan.
Ha sugin inta timo daadashadaadu ay sii kordhayso oo soo booqo maantaba Xarunta Garwayne Hospital si aad u ogaato sababta dhabta ah una hesho daaweynta kugu habboon
📍 Isgoyska Digfeer, Dabaqa Nashaad Mall
📞 061 1376262
29/07/2026
5 Talo oo xoojinaya Caafimaadka Timahaaga:
Timaha oo ku daata ma aha wax caadi ah oo la iska indho tiri karo. Haddii aan la baarin waqti h**e waxay sababi karaan in timuhu sii khafiifaan ama meelo bannaan ay yeeshaan.
5-taan talo waa kuwa fudud oo kaa caawin kara ilaalinta caafimaadka timahaaga:
Haddaba haddii timuhu ku daadanayaan nala soo xiriir maantaba oo qabso ballantaada si xilli h**e aad u hesho baaritaan iyo dawayn kugu haboon!
📍 Isgoyska Digfeer, dabaqa Nashaad Mall
📞 61 1376262
Qofka adeegga isticmaala ayaa ah markhaatiga ugu wanaagsan ee tayada adeega!
Farxadda iyo kalsoonida waalidiintu waa waxa aan mudnaanta koowaad siinno.
Garweyne Hospital waxuu soo kordhiyay gudniinka lasserka carruurta oo ah hab hab casri ah, oo yareeya xanuunka iyo halista caabuqa.
Daawo khibradda waalidkan oo la wadaagaya sababta uu ugu doortay Garweyne Hospital gudniinka carruurtiisa.
Ballan qabso maantaba si ilmahaagu u helo daryeel caafimaad oo lagu kalsoon yahay.
Timo daadasho kasta isku si looma daweeyo!
Timaha oo ku daata mar walba ma aha dhibaato isku sabab ka timid. Waxaa sababi kara hiddo-side (genetics), yaraanta fiitamiinnada ama birta (iron),
isbeddellada hormoonnada, walwal, ama xanuunno kale. Sidaas darteed, ka hor intaadan isticmaalin saliid ama shampoo, waa muhiim in la ogaado sababta dhabta ah.
Garweyne Hospital waxaan ku sameynaa Hair & Scalp Scan si loo ogaado sababta timahaaga u daadanayaan, kadibna laguugu doorto daaweynta kugu habboon.
Haddaba nala soo xiriir maantaba oo qabso ballantaada soo gaar xarunta Garwayne Hospital.
📍 Isgoyska Digfeer, dabaqa Nashaad Mall
📞 61 1376262
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Digfeer Road
Mogadishu
252
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 22:00 |
| Tuesday | 07:00 - 22:00 |
| Wednesday | 07:00 - 22:00 |
| Thursday | 07:00 - 22:00 |
| Saturday | 07:00 - 22:00 |
| Sunday | 07:00 - 22:00 |
