Samo wade
caawinta walalaha
Ciidanka Geesiyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ka wada deegaannada Masaajidka Cali Guduud iyo Geel Gub ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalladan ayaa lagu jabiyay maleeshiyaadka Khawaarijta oo laga saaray deegaannadaasi. Ciidanka ayaa weli sii wada baacsiga kooxaha firxadka ah, iyagoona jab xooggan gaarsiiyay maleeshiyaadka kooxda khawaarijta
Faahfaahin dheeraad ah kala soco Warbaahinta Ciidanka Qalabka Sida.iyo sama wade news
14/06/2025
๐๐ฅฌ๐ค๐ค๐
๐ซ๐๐ฌ๐ก๐ง๐๐ฌ๐ฌ ๐๐ก๐๐ญ ๐๐๐ฌ๐ญ๐ฌ, ๐๐๐ฌ๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ญ ๐๐ญ๐๐ฒ๐ฌ! | #๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ฆ ๐๐๐๐ฅ๐๐ซ: KD2033๐ฅฉ๐ฅฉ๐ฅ๐ฅ
๐more info., more products at http://www.dsplife.net
โ
110W Real big power & -60Kpa Suction value
โ
3 mode settings: Vacuum seal, Seal, Stop
โ
Maximum sealing length: 30cm
โ
Blue indicator light
๐โ12*20cm vacuum bag*5, 20*25cm vacuum bag*5
Waxaan sugnaba, waxa ay Dolwadda Turigu soo baakintay Diyaaradaha casriga ah ee Bayraktar Akฤฑncฤฑ, TB2, T129 Attack iyo diyaarado kale oo Militeri, tanina waxa ay ka dhigantahay in la soo dhameeyey howshii socotay ee diyaarinta duullimaadyada dagaalka saldhigga TurkSom.
Waa fursad weyn in ay caawa dalka joogaan diyaaradahaan oo ay ku jirto T129 Attack oo caalamka looga yaqaanno 'Mucjisada dagaalka'
furimaha dagaalkana wacdaro xoog leh ka dhigi karta, haddii Hoggaanka talada dalka haya uu hab-qorsheysan dagaalka ugu hoggaamiyo.
Dadka Soomaaliyeed waxay diyaaradahaan arki doonaan maalmaha xorriyadda ee soo socda, markaas oo diyaaradahaan ay hawada Muqdisho ku samey doonaan dhoolatus militeri oo weyn.
Sama wade media
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mog
Mogadishu
0010
