afiif busnis
mashaallaah thanks all freinds this busnis open every day
Maalin wacan asxaabta
12/03/2026
With Sucdi Haaji Cumar β I'm on a streak! I've been a top fan for 18 months in a row. π
Subxanalaah wadanka meel xun ayuu gaaray wax warka haayana maleh nin walba tiisuu kawataa yaab allow umadaan sidaan u dhaan
04/02/2026
Dalka Jamhuuriyadda Carabta ee Masar πͺπ¬
(Loona soo gaabiyo: Egypt)
Jamhuuriyadda Carabta ee Masar waxay ku taallaa Waqooyiga Afrika, waana dal aad u istiraatiiji ah oo isku xira Afrika π iyo Aasiya π iyada oo loo sii maro Gacanka Suweys (Suez Canal).
Masar waa dal leh taariikhda ugu fac-weyn dunida, waana hooyadii ilbaxnimooyinkii h**e sida Faraacinada πΊ
Masar waxay leedahay laba badood ππ:
π Badda Mediterranean-ka (Waqooyi)
π Badda Cas (Bariga)
π’ Kanaalka Suweys waa mid ka mid ah marinada ganacsi ee ugu muhiimsan dunida, wuxuuna isku xiraa: β‘οΈ Badda Cas
β‘οΈ Badda Mediterranean-ka
Taasi waxay Masar ka dhigaysaa xudunta ganacsiga caalamka ππΌ.
π Xuduudaha Masar πͺπ¬
Masar waxay xuduud la wadaagtaa 3 dal + 2 badood:
β¬οΈ Waqooyi π Badda Mediterranean-ka
β‘οΈ Bariga Falastiin π΅πΈ
π Badda Cas
β¬οΈ Koonfur πΈπ© Suudaan
β¬
οΈ Galbeed π±πΎ Liibiya
ποΈ Caasimadda: Qaahira (Cairo) πͺπ¬
Qaahira waa wadnaha Masar β€οΈ, waana: β¨ Caasimadda siyaasadda
β¨ Xarunta dhaqaalaha
β¨ Magaalada ugu weyn Masar
ποΈ Qaahira waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu waaweyn Afrika & Bariga Dhexe, waxayna ku taallaa hareeraha Webiga Nile π.
π₯ Dadka & Qowmiyadaha
π₯ Tirada dadka Masar: In ka badan 110 milyan
πΉ Dadka intiisa badan waa Carab
Masriyada Qibdiyiinta ah
Nubians (koonfurta Masar)
Qowmiyado yar yar oo kale
Masar waa dal leh midnimo qowmiyadeed, marka loo eego dalal badan oo Afrika ah.
π Webiga Nile Waa Webiga ugu dheer dunida
Laf-dhabarta nolosha Masar πͺπ¬
π§ Beeraha πΎ
π§ Biyaha la cabo
π§ Nolol & dhaqaale
β‘οΈ Masar laβaanteed Nile, nolol ma jiri lahayn.
π£οΈ Luuqadda rasmiga ah
Waa Luuqada β‘οΈ Af-Carabiga
π° Lacagta Masar Waxa loo yaqaana Egyptian Pound (EGP)
ποΈ Nidaamka Dowladnimo
ποΈ Jamhuuriyad Madaxweyne Digtaator
β‘οΈ Madaxweyne ayaa hoggaamiya dalka
π Baaxadda Dhulka
π Qiyaastii 1 milyan kmΒ²
β‘οΈ Dal ballaaran, balse inta badan waa lamadegaan (Saxaraha) ποΈ
ποΈ Saxaraha Masar waa mid ka mid ah lamadegaannada ugu waaweyn dunida.
πΊ Masar waa Hoyga Ahraamta (Pyramids) πΊ
Sphinx πΏ
βοΈ Dalxiiska waa laf-dhabarta dhaqaalaha Masar π.
Masar Waa Dal Saameyn weyn ku leh Afrika & Carabta π
Xubin firfircoon ka ah Midowga Afrika & Jaamacadda Carabta
Haddii dhaqaalaha si fiican loo horumariyo, Masar waa quwad goboleed weyn.
πͺπ¬ Masar β Hooyada Ilbaxnimada Dunida πβ¨
Mustapha Alfatix
πͺπ¬
Xaqiiq biyo k**a dhibcaan ah waaye
24/01/2026
Maalin wacan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Beledwein Sh Ali Jimaale Road
Mogadishu
627432375
