Dhadhan Plus

Dhadhan Plus

Share

Dhadhan plus waa shirkad iibisa coffee tayo wanaagsan leh. Dhadhan+ waa summad tafaariiq oo kuu keenaysa coffee iyo xawaashyo organic ah oo tayo sare leh.

Waxaan diiradda saarnaa fududeynta nolosha dadka mashquulka ah, si ay u helaan dhadhan macaan oo joogto ah waqti kasta iyo meel kasta.

01/12/2025

Ku bilow maalinkaaga shaqo firfircooni oo agtaada ha taalo Aladeeb coffee

28/11/2025

Goob kasta joogto Jumco wanaagsan

27/11/2025

Cuppacino classic 3In1 / 48 PCS

27/11/2025

Hot chocolate with milks

27/11/2025

Sahlep waa mushaari fudud oo tabar iyo firfircooni ku siin karta.
Box kii waxaa ku jira 24 pcs

27/11/2025

Coffee Tayo leh jeebkana u roon

27/11/2025

Immisa noocee oo coffee ah ayaad cabta?

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Bakaaro Market
Mogadishu
252616100005