Um Nasrin Beauty Salon
Beauty saloon
UM NASRIN Beauty Salon anagoo so dhaweneno ciida, dhaman macamishena sharafta leh waxaan ogaysinena in howlihi aad uga barateen sida qurxinta dumarka, cilaan saarka waliba aan ugu tala galnay shaqaalo badan si jaamka u yaraado ciida, waxayna kuu sameneysaa qiima dhimis 30% (boqolkiba 30) ciida awgeed, waliba qofkii 5 qofood keena 1qof free waaye.
Mahadsanidin.
08/06/2016
Ramadan Kariim dhaman umada musliminta meel wabay joogaan.
28/02/2016
Hadii aa doonaysid turuko/make up/ Mukiyaj ku qanciyo fadlan ukaalay , aadna ka heli karto adeegyo ku raali galiya iyo waliba qiima macquul ah, hadad aaminsaned in somalida ay make up ka ku ficnen hadaba iska ogow manta, bahidaas waxa naga ha qabtirtay .
waxay qibrad dheer uledahay sida dumarka loo qurxiyo, waxayna mudo 10 sano kaso shaqeysay, kuna baratay wadanka .
Hadaba yaan la moogan
.
Kusoo dhawaaw Um Nasrin Beauty Salon -Qurxinta Dumarka.
Welcome to Um Nasrin Beaty Salon -Women pretty.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
ALbaraka
Muqdisho
2521
