ANWAR
Life is beautiful and there’s so much to smile about
Wakhtiyada iyo dalalka
💢Barcelona🔴🆚Chelsea 🔵🤯
Jawiga kasheekeeeeeya😜⚽️
05/29/2024
Real madrid oo iyana shiiday kadibana
Santiago Aroos ku dhigtay😂😂
🤪🤪
07/02/2023
Shirkad ayaa waxay qaadday shaqaalaheeda si ay usoo dalxiisaan,dalxiiskana wuxuu ahaa wabiga dhexdiisa.
Ninka shirkadda lahaa wuxuu yiri shardi ayaan la galayaa wabigaan yaxaaska ka buuxo qofkii isku tuura oo ka bad baada yaxaaysada asagoo nabad qaba inaan siiyo hal malyan oo dollar,haddii yaxaaska uu cuno qofkaasna reerkiisa ayaan siinayaa hal malyan iyo bar oo dollar ah!
Shaqaalihii qof dhaqaaqda waa laga waayay
Xogaa kadib waxaaba la arkay nin biyaha isku sii tuurayo oo faqiir ahaa,asagoo neef tuurayo ayuu uga baxsaday dhanka kale,wuxuuna helay hal malyan oo dollar maalin gudaheeda ayuu taajir ku noqday laakiin wuxuu raadiyay qofka wabiga ku tuuray sababtoo ah asaga ma rabin inuu isku tuuro meeshaas halista ah wuxuu ogaaday inay xaaskiisa soo tuurtay.
Maalintaas kadib waxaa baxay hal qabsiga caanka ah ee la yiraahdo, nin walboo guul gaara naag ama haweeney ayaa ka danbaysa.
Welcome to my new page 📄
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Los Angeles, CA
900001

05/30/2024