Xaashi sports

Xaashi sports

Share

xaashi official

Photos from Xaashi sports's post 12/08/2024

Hambalyo Buuhoodle ayaa ku guulaysatay koobka degmooyinka SSC Khaatumo
Ciyaar dhexmartay dhigooda Ceerigaabo OO ah kaga badiyeen 3:1

12/07/2024

Sadaali kulanka Galabta Merseyside Derby. Mucaaradka waxaa ay leeyihiin EVERTON Fadlan bareejo xitaaa CIMAAMAD WAA intaas nagu saacida CAMAL

Diriska is neceb garoomadooda sida ay isugu dhowyihiin Fiiri

12/07/2024

Ciyaartii xaly etihad Vs Alnasar

12/06/2024

Mo Salah wuxuu barbareeyay rikoodhka Wayne Rooney ee inta ugu badan ee kulan Premier League ah oo ciyaaryahan dhaliyo gool iyo caawiyo hal kulan (36 kulan). Tani waa guul muhiim ah oo kale oo uu ku muujinayo sida uu ugu sarreeyo horyaalka Premier League. Salah, oo ah mid ka mid ah ciyaartoyda ugu saameynta badan ee Liverpool iyo horyaalka guud ahaan, wuxuu sii xoojinayaa magaciisa inuu yahay halyeey mustaqbalka.

Waxay sidoo kale muujineysaa heerkiisa joogtada ah ee labadaba dhaliyaha iyo caawiyaha, oo ah qaab ciyaaryahan dhameystiran. Ma kula tahay inuu rikoodhkan jabin doono mustaqbalka dhow?

12/05/2024

Xulka Degmada Buuhoodle ayaa Iska xaadiriyey final ka cupka SSC Khaatumo halkaas ay ku sugayso Degmada Ceerigaabo .

Hadaba yaad urajayn inuu qaado cupka degmooyinka SSC khaatumo

11/20/2022

Xulkee ayaad isleedahay wuu ku guulaysan Karaa world cup sanadkaπŸš€

09/07/2022

Kubadu hadaay hadli lahayd keliya waxay dhihi lahayd mahadsanid el maestro Luka Modrić

Nagu soo biir hadaa tahy taageere madrid ah

09/05/2022

Goat and one of his fans πŸ˜‚πŸ˜‚ who is really goat πŸ…•πŸ…žπŸ…›πŸ…›πŸ…žπŸ…¦β€οΈ

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Seattle?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Seattle, WA
98104