maaahir.
social media
12/31/2025
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣naf meelay kabaxdo weyday galgaladkii halkaasuu ku biyo shubtay
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi siiyay telefishanka Aljazeera ayaa sheegay in Soomaaliya ay aqoonsantahay dalnimada Israel balse aanay xidhiidh la lahayn hadda, isagoo tibaaxay in ay xidhiidh la yeelan doonnaan mustaqbalka.
Hadalka Xasan Sheekh ayaa u muuqda mid uu ku beerlaxowsanayo Israel maaddaama ay aqoonsatay Jamhuuriyadda Somaliland.
KF Media TV
Ani waa sheegaa😂😂😂👇
maahir-huriye maahir Media Maahir Huriye kheyr Media
Waryaaa😂😂😂
Share
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when maaahir. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
Subscribe
We will notify you when anything happens in Social Circle.