Aniso happy
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aniso happy, Beauty, cosmetic & personal care, Sterling, VA.
09/14/2023
Sanad kaste bil kasta sacad kaste minid kaste s***n kaste wan waynayna xabeebkeena Nabi Muhammad Salalahu calyhi wasalam inla wayneeyana kuma xirna waqti gaar Ah nabigeen muxamad salalahu calyhi wasalam dhalasha bisha mawliidna waa farxada lagu farxayo dhalashada Nabigeen muxamad salalahu calyhi wasalam β€π dhalashada Nabigeen muxamad salalahu calyhi wasalam waxay kuwayntahay qalbiga Qalbiga qofkasto muslim Ahβ€πβ€π xabeebkeena Nabi Muhamad salalahu calyhi wasalam waa naxariis Rabbi nogu deeqayβ€π Alxmdulilah πβ€
04/08/2022
Ramadan wanaag San jumac wanaag San β₯οΈβ₯οΈπβ₯οΈβ€οΈ Allow sonka io salada naga Aqbalππβ₯οΈβ₯οΈβ€οΈ
03/13/2022
5 ππ°π¨π¨ππ¨π¨π π¨π¨ π§π¨π₯π¨π¬π‘ππππ π°ππ± π°ππ²π§ π€π πππππ₯ππ²π.
1. Aqrinta suuratul baqara hal mar maalintii.
β€
2. Istiqfaarta(astaqfirullaahal cadiim alladii laa ilaaha illaa huwal xayyul qayuumu wa atuubu ileyh).
β€
3. Xowqalada(Laa xowla walaa quwwata illaa billaahil caliyyil cadiim).
β€
4. Tasbiixda iyo taxmiidda(Subxaana llaah wal xamdu lillaah).
β€
5. Saliga nabiga scw.
π·Adiga oo istiqfaarta xowqalada, tasbiixda, taxmiidda, iyo saliga nabiga aqrinaya tirooyin farabadan maalintii.
ππΏ
Haddaa shantan awoodood joogteyso ood maalintaada qeyb kamid ah kadhigto waxaa hubaal ah in ay noloshaada oo idil ay isbadali doonto.
πΌπΏ
Wax walba oo noloshaada kamid ah waxay isku badali doonaan dhanka wanaagsan.
πΌπΏ
Haddey noqon lahaayeen gurigaaga, shaqadaada, nolosha adiga iyo xaaskaaga, risqigaaga, farxaddaada, xeriirka dadka kaala dhaxeeya, maalkaaga intaba isbadal weyn oo wanaagsan baa ku imaan doona.
πΌπΏ
Haddaa murugeysantahay ama waswaas iyo fikir badantahay waxaa noqoneysaa qof degen oo faraxsan oo og in wixi ku dhaca ay yihiin wax alle u qoray oo ku qanca waxa uu haysto.
πΌπΏ
Muraadyadi aad laheyd ee aad ku duceysan jirtay baa helitaankooda kuu fududaanaya.
πΌπΏ
Waxaa alle kaa xijaabayaa sixirka xasadka iyo ishan.
πΌπΏ
Waxaa ka caafimaadeysaa jir ahaan iyo nafsi ahaan.
πΌπΏ
Waxaa jeclaaneysaa cibaadooyinta oo wey kuu fududaanayaan waxaana dareemeysaa inaa tahay qof ku firfircoon dhankooda oo ilaaliya.
πΌπΏ
Arsaaqda rabbi baa kaaga imaaneysa dhan waliba oo waxaad la yaabi doontaa albaabada faraha badan ee kuu furmaya.
πΌπΏ
Haddaa si niyad ah u aqriso oo u joogteyso intaas muddo aan dhamaad laheyn waxaa arkeysaa dadka oo ku dhahaya waa maxay isbadalka wanaagsan ee kugu dhacay, goormaa waxan heshay iyo sidee ku heshay.
πΌπΏ
Intaas waxaa kuu dheer ajarka kuusii qormaya ee miisaankaaga aaqiro kuusii culeysinaya ee laguu qorayo mar walba oo istiqfaarsato oo qur'aanka aqriso.
πΌπΏ
Joogteey oo wad hana ka degdegin wuxuu alle kusiinayo oo ha dhihin meeqa bilood baan aqrinayaa waxna ma helin, maya waa ceeb inaa ilaahey ugu dhawaato si aa wax u hesho kaliya oo markaa heshana aa ka fogaato oo joojiso camaladi wanaagsanaa.
πΌπΏ
U joogteey cibaadadan adiga oo ay daacad kaa tahay oo wax ku hel oo kaliya ay kaa aheyn oo alle ku raali gelinaya, alle markuu raali kaa noqdo wax walba wuu ku siinayaa.
πΌπΏ
Ilaaheh ha inagu saacido hana inaga aqbalo acmaasha suusuuban oo ha inaga arsaaqo meelo aan ka filaneyn π€²
Taag ku dheh qof aad kheyrka la jeceshahay oo share ku dheh group aa ku jirto si aa u hesho ajarka qof walba oo intaan ku camal fala β€
Fadlan 2k love ka badan siiya postigan waayo wuu ka qiimo badanyahay postiyada qaar.
03/13/2022
Dumar midda u kheyrka badan waa:
1. Midda rabigeeda raali gelisa.πΏπ€²
2. Oo zowjkeeda koolkoolisa.π
3. Oon gurigeeda faaruqin.π₯° (wareegin)
4. Oo shanteeda dukato.π
5. Oon sirteeda bixinin.π€«
6. Oon kabaheeda la maqlin.(qabqab dhihin)π
7. Oon codkeeda la maqlin. π
8. Oon tilmaamteeda la aqoon. π§ (asturan)
9. Ehelka oo dhanna u ciseysa. π¨βπ©βπ¦βπ¦π¨βπ©βπ¦βπ¦π¨βπ©βπ§βπ¦β€
10. Nafteedana u dabacsan.πππππ
β€π·
11. Caruurteeda nuujisoo u naxariisata.
12. Gurigeeda jano aduun u ah.πΉ
13. Haddey kheyr ninkeeda kala kulanto uga mahad celiso.π
14. Haddey shar ka aragtana ugu sabarto.
15. Markuu usoo galo ku faraxdo imaanshihiisa.π
16. Markuu baxana u murugooto oo u xiisto.βΉ
17. Hadduu ka xanaaqo u dul qaadato.π
18. Haddey qaabishana cajab geliso.ππ
19. Haddey ceeb ku aragtana asturto ceebtiisa.
20. Markuu raali geliyana raali noqota.π€©
β€β€
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Sterling, VA
20165
